Koox ku Hubeysan bastoolado ayaa dilay Maxamed Faroole Oo Ka Shaqeynayay Waxda Diiwaangilinta

0
421

allha U naxariistee Waxaa manta Lagu dilay Dagmada dharkenley ee gobolka banaadir maxamed Faroole Oo Kamid ahaa Masuliyiinta Dowlada Hoose Islamarkana Ka shaqeynayay  Qeybta diiwaan Gilinta  Dadka shacabka  ee dagmadaas

Koox ku hubeysan bastoolado ayaa dilay Mr Faroole  kuwaas oona kabaxsaday goobtii ay dilka kageysteen  ee dagmada Dharkeenley

Goobjoogayaal Kusugnaa  halka uu dilka ka dhacay  ayaa warbaahinta ushegay in lo so hanjabijiray mr faroole iyo gabadha u dhalay oo la shaqeyn jirtay  Ayaan maxamed  Faroole  taas oo aan la ogeyn  ilaa iyo iminka  halka ay jaan iyo cirib dhigtay

Mudooyinkii Danbe ayaa Waxaa Magalada Muqdisho  kajiray dilala isaba jiig ah oo logeysanaayo dadka la shaqeyo dowlada soomaaliya

maxamed Faroole