{DAAWO MUQAALKA} Xasan Sheikh oo sheegay in weerarada Shabaab u weecdeen Hoteelada iyo xarumaa Waxbarashada

0
495

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh oo ka ka hadlayay weerarkii ururka Al-shabaab ay ku qaadeen Jaamacada Gaarisa ayaa ugu horeyn Dowlada iyo Shacabka uga tacsiyadeeyay dadkii lagu dilay weerarka.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in Markaan Al-shabaab ay ka gudbeen xarumaha Dowlada iyo Malitariga,islamarkaana bilaabeen inay weeraro ku ekeeyaan xarumaha Waxbarashada iyo Hotelada oo dadka rayidka ah u badan yihiin.

Wuxuu Shacabka ugu baaqay inay muujinayaan midnimo.

Weerarka Jaamacada Gaarisa ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 150-Qof halka tiro gaareysa 80-ruux ay ku dhaawacmeen.