{DAAWO SAWIRADA} 55 sano guuuradii ka soo wareegtay Markii La aas Aasay Ciidamada Xooga Dalka Oo b,weyne Laga Xusay

0
525

Munasabada oo aheyd  mid loogu dabadal  degay  55  sano guuuradii ka soo wareegtay markii la aas assay ciidamada xooga dalka  aya manta lagu qabtay magaalada Baladweyne.
Munsabada ayaa wax ka qeyb galay  mamulka gobolka hiiraan kan degmada Baladweyn e sarakiisha ciidamada xoogga dalka  kuw AMISOM siyaasinn odayal dhaqameed iyo  marti sharaf kale
Goobta ay munasabada ka dhaceysay ayaa wax  gaado ka ciyar ku soo bandhigay ciidamada Xoogga dalka.
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka  col tawane axmed guray aya  ka sheekeyay  tariikhda ciidamada xooga dalka iyo mar xaladihii kale duwan  ee ay soo mareen ciidamada xooga dalka ,
Taliyaha ciidamada AMISOM  ee gobolka hiiraan  Gaar ahaan col cismaan dubad  oo ka hadlay munaasabada  aya hamblay u diray ciidamada xooga dalka soomaaliyeed,
Cabdifatax xasan afrax Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo  hadalk ka jeediyay munasabada  aya marka hore hamblayo u diray ciidamada xooga dalka isago sheegay in uu markaste   gar tagan yahay ciiidamada xoogga dalka,
Guuud ahan gobolllada dalka aya manta looga dabal dagay 55 sano guuradii ka soo wareegtay markii aasay ciidamada xoogga dalka sanndkii  1960,

sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (1) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (2) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (3) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (4) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (5) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (6) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (7) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (8) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (9) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (10) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (11) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (12) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (13) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (14) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (15) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (16) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (17) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (18) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (19) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (20) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (21) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (22) sanadguurada 55 aad ee aas aaska ciidamada Xooga Dalka soomaaliya oo b,weyne lagu qabtay  (23)