{DAAWO SAWIRADA} Roobab Malmahii Lasoo Dhafay Ka da ayay Muqdisho Oo Burburiyay Wadooyin Iyo Dhismayaal

0
259

Roobkii xoogganaa ee shalay ka da`ay magaalada Muqdisho ayaa saameeyay guud ahaan caasimadda, balse degmada Wadajir ayaa khasaarihii ugu badnaa ku roobay roobkii shalay.

Hanti isugu jirta bur-bur guryo iyo gawaari ayaa si weyb looga dareemayaa qeybo ka mid ah degmadaasi, waxaana jarmay oo boholo noqday wadooyinka qaar ee degmadaasi.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in wax gar-gaar ah ama xiriir aysan ka hayn maamulka degmadaasi.