DAAWO SAWIRADA;-Wasiira Katirsan Xukuumada Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada Cadaado

0
287

Magaalada Cadaado uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa waxaa maanta gaaray wafti wasiirro ah oo uu hoggaaminayo wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah Cabdiraxmaan Ceynte.

Degmada Cadaado waxa horay ugu sugnaa wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumada soomaaliya Cabdirmaan Odowaa iyo Wasiirka Madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad.

Xarunta madaxtooyada ee Ximan iyo Xeeb waxa wali ka socda hawlaha qoondeynta iyo qeybsiga ergooyinka, iyada oo wasiirada dowladda ay qeyb ka yihiin hawshaasi oo meelaha qaarkood aanan si buuxda la’isugu waafaqin.

Wasiiro 1 Wasiiro 2 Wasiiro