{DAAWO SAWIRADDA} Qorshe Ladonayo In Lagu Dhiiso Garoonka Ugaas Khaliif Ee Magalada Beledweeyne.

0
356

Waxaa soconayaa dadaal xoogaan oo ladonaayo in dib uu dayaactir  loogu sameeyo garoonka calaamiga ah ee ugaas qaalif ee magalada beledweeyne oo xiligan aysan jirin wax dulimaad ah oo garoonka ka baxaa bacdaama uu garoonka sameeyn xoogaan uu ka so garay dadaad xoogaan oo dhawaan ku dhiftay magalada beledweeyne,

Qaar ka mid ah bulshada ku nool magalada beledweeyne sidda dhalinyaradda aqoon yahanadda odooyaasha haweeynka iyo wax garaadka qeybahedda kala duuwaan ayaa xilligan wadda dadaaal ku addan dib uu dhiiska iyo dayac tiirka lagu sameeynaayo garoonka ugaas qalif ee magalada beledweeyne,

Xubno ka mid ah bulshada ku dhaqan Magaalada B/weyne ayaa Wada qorshe ay arinkaasi wax uga qaban lahayeeyn  waxana ay manta koormer ku gareeyn garoonka ugaas qaliif sii aay uguu kur galaan xaladda garoonka iyo waliba sidda uguu fuduud ee garoonka wax looga qaban karo,

Arintan dadaalka loogu jiro siddi loogu dayactiri lahaa garoonka ugaas qaliif ee Degmada beledweeyne ayaa waxa ay ka danbeysay kadib marki ku dhawaad Muda shan maalin ah  ay garoonka ka jiriin ciid ka duushay iyo waliba diyaraad rakaab ah oo garoonka kaso dagtay taa oo losababeynaayo dadaadki dhawaan garoonka ku dhiftay,

Sanaad walibo marka lagaaro xilli robaadka waxaa guud ahaanbo hakad galla dulimaadka rakaab ka ah ee ka anbabaxaa garoonka ugaas qalif  waxana garoonka sameeyn xoogaan ku yeshay robaabkii  dhawaan ka da.ay magalada beledweeyne ee xaruunta g/balka hiiraan,

IMG_1405 IMG_1406 IMG_1407 IMG_1408 IMG_1409 IMG_1410 IMG_1412 IMG_1414 IMG_1416 IMG_1417 IMG_1418 IMG_1419 IMG_1420 IMG_1421 IMG_1422 IMG_1423 IMG_1424 IMG_1425 IMG_1426 IMG_1427 IMG_1429 IMG_1430 IMG_1433  IMG_1435 IMG_1436 IMG_1437  IMG_1439 IMG_1442 IMG_1443 IMG_1444 IMG_1445 IMG_1446

wariye xuseen cabdi jimcaale diini

sawir qadde wariye maxamed cismaan makaraan,