{DAAWO SAWIRADDA} Siminaar Socday Muddo Shan Malmood Oo Lagu Soo Gaba Gabeyay Magalada Beledweeyne,

0
271

Waxaa sii rasmi ah manta looso gaba gabeyay siminaar loo qabtay qeybaha kala duuwaan ee bulshadda ku nool magalada beledweeyne ee xaruunta g/balka hiiraan,

Ujeydka siminaarka oo ahaa ku wacyi galinta bulshaddda mashruuca dhismaha garoonka kubadda cagta ee degmada beledweeyne kaasi oo xiligan dhismihisa uu maraayo meel wanaagsan,

Siminaarkan oo aay ka qeyb galeeyn dad tiradooddu gareeyo ku dhawaad 20.qof oo isugu jiraa qeybaha kala duuwaan ee bulshadda ku nool magalada beledweeyne laguna barayay wacyi galinta bulshadda in aay leyihiin dhismaha garoonka kubadda cagta loogana fadhiyo in aay ilashadan waxana dadkan laga soo kala xulay dhamaan afarta xafadood ee aay ka kooban tahay degmadda beledweeyne,

Dadkan siminarkan ka fa.ideeystay ayaa marki uu tababarka soo idladay kadib waxaa aay kormer ku tageeyn halka uu kasoconaayo dhismaha mashruuca garoonka kubadda cagta ee degmada beledweeyne oo ahayd ujeydki loo qabtay siminarkan iyagoona balan qaday in waxii aay barteeyn aay sii garsiin donaan dadka kale ee anaan fursadda uu helin siminaarkan,

Cabdiwahaab Abuurkan Xasan oo ah wakilka hay.adda SOLUTION FOR HUMANIT Y {SFH} Ee G/bolka Hiiraan oo gunanaadki siminarka hiranweyn lahadlay ayaa hoosta ka xariqay In siminaarkan uu san ahayn kii uguu danbeyay lkn aay jirii donaan siminaaro kale oo lamid ah midka manta laso gaba.gabeyay waxana xusid mudan in siminarkan manta laso afjaray aay dorweyn ka qateeyn masuliyinta mamuulka g/balka hiiraan,

DSC02747 DSC02748 DSC02749 DSC02753 DSC02754(1) DSC02754 ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Wariye Xuseen Cabdi Jimcaale {Diini}

Sawir Qadde Wariye Adan Cabdi Axmed,