DAAWO SAWIRO Naxdin Badan Qaraxii Garoowe iyo Dad Hilbahoda Cad Cad loo Gurbinaayo oo Baadi Lagu Gurayo

0
3373

Ku dhawaad sideed Ruux ayaa ku dhintay Toban kalana waa ay ku dhaawacmeen ka dib Qarax XOogan uu saaka Aroortii hore uu ka dhacay Afaafka Hore Xarunta Guesta Houeska UNka ee Magaalada Garowe.

Qaraxan ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay ruux ka mid ahaa Shaqaalaha Hay’ada UNka ee Gaariga saarnaa uu isku dhex qarxiyay gaariga gudahiisa.

Gaariga qarax lala beegsaday ayaa waxaa uu aha mid ka diiwaan gashay Hay’ada  Xarunta Hooyada iyo dhallaanka UNICEF Magaalada Garowe waxaana uu ku qarxay Afaafka hore,Guriga Martida ee Madaxda UNKA.

Guud ahaan Dadka ku dhaawacmay Qaraxa ayaa waxaa la dhigay Xarunta cisbitaalka Guud eeMagaalada Garowe halkaasi oo lagu daweynayo.

Taliyaha qeybta Gobalka Nugaal Axmed Cabdullaahi Samatar Layli ayaa faah faahin kooban siiyay Warbaahinta isagoo kaga waramay QAsaaraha ka dhashay Qarax,

Laamaha Amaanka DOwlada ee ku sugan Magaalada Garowe ayaa wado howlo Baaritaana ah

vlcsnap-2015-04-20-10h38m10s1712vlcsnap-2015-04-20-10h38m17s244-Copy2vlcsnap-2015-04-20-10h38m17s2442vlcsnap-2015-04-20-10h40m25s240-Copy1vlcsnap-2015-04-20-10h40m25s2401vlcsnap-2015-04-20-10h40m53s8-Copy1vlcsnap-2015-04-20-10h41m00s812vlcsnap-2015-04-20-10h41m25s721vlcsnap-2015-04-20-10h42m06s229-Copy111150338_912350725487778_5598198941282445315_n11150449_912350932154424_3747202434601075811_n