{DHAGEYSO} Xilidhibaan Daahir Xasan Cabdi Oo si cad Uga So Horjeestay In La iskudaro hiiraan Iyo Sh/ Dhaxe Kuna Baqay In La iska ,,,

0
418

Xildhibaan Daahir xasan cabdi  oo ka qey Galayay  barnaamijka falaqeynta xaladaha dalka  Ee Ka baxa Radio Hiiraanweyn magalada b,weyne  ayaa si cad uga soo hor jeestay  in gobolka hiiraan lagu daro gobolka shabeelaha dhaxe iyo Banaadir  taas uu ku macneyay in hiiraan u yahay labo gobo oo kala ah shabelaha sarre iyo hiiraan,

Daahir Xasan cabdi oo ah mudane katirsan barlamaanka soomaaliya  ayaa waxaa uu sidoo kale shegay dadka reer hiiraan ay isku tashtaan oo ay ka hortagaan qorsha muqdisho laga malegaayo oo ah in hiiraan la hoosgeyo shabelaha dhaxe taas oo u shegay in ay tahay mid  qalad,

,gobolada dalka walakala qey biyay lkn hiiraan lama qeybin hiiraan waxaa u kaweyn yahay gobolada banaadir iyo shabellha dhaxe  mana suurta galeyso in aan ku biirno goboladaas  , waxana hada baledweyne u jogaa in aan ka qeyb qaato dhismaha maamulka hiiraan iyo shabelaha sarre  oo melfiican nomaraa .,/ayuu yiri xildhibaan Daahir xasan cabdi,

abuukaate  daahir xasan cabdi ayaa malmahii la so dhafay ku sugnaa baldweyne si uu uga qeyb galo shirka loga hadlaayo ayaha gobolada hiiraan iyo shabellaha sarre

xilibaan Daahir Xasan Cabdi