Gargaarka Yemen oo hakaday Kadib Markii Ay Dagaalka Uu Xogeysatay

0
450

Diyaaradaha gargaarka u wada Yemen ayaa la hakiyay dhibaato ka jirta sidii loo gaarsiin lahaa awgeed, iyadoo dagaalka uu wali socdo.

Diyaaradaha dagaalka ee Sacuudiga ayaa waxay beegsanayeen mucaaradka Xuutiga laba toddobaad.

Sacuudi Carabiya ayaa ICRC u ogolaatay inay diyaaradahooda gargaarka ay soo degaan.

Laakiin diyaaradaha ayaa duuli karin sida ay sheegtay Afhayeenka ICRC.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in kadan 500 oo qof ay dhinteen, iyadoo uu Xuutiga ay la dagaalamayaan ciidamada daacada u ah madaxweyne Hadi.

“Waxaan wali ka shaqaynaynaa inay diyaaradaha yimaadaan Sanca. Laakiin waxaa dhib ah siday ku iman lahaayeen sababtoo ah ma jiraan shirkado badan oo doonaya inay u soo duulaan meel dagaal ka socdo ayay Ms Feghali u sheegtay Reuters.

Laakiin, waxay ku adkaysatay ina leedahay rajo wayn sidii 48 ton oo daawo ah loo keeni lahaa bari ama bari danbe”.