Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ayaa Cambeereeyay Weerarkii Garoowe

0
250

Kusimaha Ra’iisul wasaaraha dalka ahna Wasiirka Dastuurka Xuseen Maxamuud  Sheekh Xuseen oo la hadlay warbaahinta ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii aay al.shabaab ay ku qaadaan shaqaale u shaqeeya Qaramada Midoobay gaar ahaan hey’adda UNICEF kaas oo ka dhacay magaalada Garoowe.

Wasiirka ayaa sidoo kale tacsi u direy ehelada dadkii ku dhintay weerarkaasi isagoo sidoo kale caafimaad u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay.

Ku simaha Ra’iisul wasaaraha dalka Xuseen Maxamuud ayaa nasib daro ku tilmamay weraarkaas isago mamulka puntland uguu baqay in aay sameyaan baritaano dheeri ah,