Maamulka Puntland Oo Qabatay Rag ka Tirsan Shabaab+Warmurtiyeed.

0
287

Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga Puntland iyo xaaladda degmada Taleex.

FG : Lifaaqa hoose ka Akhri Warmurtiyeedka.
WARMURTIYEED 23-4-20150001