M/weyne Xasan Sheikh” ma ogolaan doono in baddeena Sun lagu shubo

0
303

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Sunta Maraakiibta Shisheeye la sheego in ay ku shubaan Baddeena,taas oo uu tilmaamay in ay Dhibaateyn karto Qeyraadka ku jira Badda Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Suntaasi ay Saameyn ku yeelan karto kheyraadka Badda Soomaaliya.

“Badda Soomaaliya waxaa ka Buuxa Kheyraad uu Alle nagu Madneystay Dowladda Soomaaliya ma ogolaan doonto in Biyaheeda lagu Shubo Sun.

Xeebaha Soomaaliya oo ay joogaan Maraakiib Dagaal oo la dagaalama Kooxda Burcad Badeeda Soomaalida ayaa la sheegaa in ay Badda ku Shubaan Sun.