Qaraxii Labaad Oo Qasaro Badan Geeystay Oo Ka Dhaca Dalkaasi Masar.

0
169

Qaraxii labaad oo ay qaadeen mintidiin ayaa ka dhacay gacanka Sinai ee Masar.
Toddobo qof ayaa ku dhimatay 44 kalana  waa ay dhaawacmeen markii baabuur uu ku qarxay saldhig boliis magaalada al Arish ee dalkaasi masar.

Saacado ka hor qarax bambaano ayaa dilay lix askari magaalada Sheikh Zuweid. Mintidiin xiriir la leh Daacish ayaa sheeganaysa weerarka.

waa qaraxii labaad oo muddo koobaan gudahood ka dhaca dalkaasi masar,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here