Shir Gaar Ah Oo Iskaashiga Amaanka Looga Hadlayay Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Dalka Urdun.

0
231

Shirkan Oo uu soomaaliya uga qeybgalay Wafdi uu Hoggaaminayo Madax weynaha  Soomaaliya Xasan Shikh Maxamuud Ayaa looga hadlay Xaaladaha Ammaanka

Shirka ayaa inta uu socday waxaa si gaar ah looga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo sidii dowladda gacan looga siin lahaa dagaalka ka dhanka kooxda al.shaabab.

shirka ayaa lagu ballan qaaday in taageero dhaqaale iyo tababarba la siiyo ciidamada Amaanka Soomaaliya si looga hortagadhibatooyinka kooxda al.shaabaab aay ka geysanayan dalka soomaalia.

Shirkan ayaa ahaa mid ka duwan shirarkii hore ee ay yeelan jireen hoggaamiyaasha wadamada Carabta,waxaana la isla gartay in la dadajiyo qorshe ka dhan kooxaha oo hadda ku sii faafaya wadamada ku Yaala Bariga Dhexe.