Shirka Wasiirada Puntland Oo Looga Hadlay Arimo Ay Ka Mid Tahay Maamul u Sameynta Gobalada Dhexe

0
238

Golaha wasiirada maamulka Puntland ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal, kaasi oo ahaa midkii Todobaadlaha, iyadoo looga hadlay arimo badan oo xasaasi ah.

Injineer Camey oo ah madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa shir gudoon ka ahaa kulankaasi, waxaana waxyaabaha looga hadlay kulanka ka mid ah, arimaha amniga, maamul u sameynta gobalada Dhexe iyo Arimo kale.

Halkaan hoose ka Akhri War-saxaafadeedka.

Kulanka Wasiirada