Tirada dhimashada Dallka Nepal oo kumanaan gaartay

0
220

Saraakiisha Nepol waxa ay sheegeen in ay kor u dhaafayaan saddex kun oo qof tirada dadaka ku dhintay dhulgariirkii ku dhuftay dalkaasi, iyada oo laga cabsiqabo in dad badani ay ku hoos xabaalanyihiin burburka dhismayaasha.

Dadka gurya beelay ee barakacay waxa ay magaaalada Kathmandu ka dhisteen teendhooyin.

Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF waxa ay sheegtay in wadankaasi ay gabaabsi ku yihiin biyiha iyo cuntada.