{DAAWADA SAWIRADA} Shirka Aayo Katalinta Gobolka Hiiraan Oo Kafurmay Beledweyne

0
262

waxaa si toos ah u furmay shirkii aaya ka tailnta gobolka iyo dib u heshiisiinta beelaha dega gobolka hiiraan waxaana shirka furay ku simaha gudoomiyaha maamulka gobolka hiiraan sheikh xuseen cismaan cali waxana  goobtaasi laga jeedinayaa qudbado kala duwan

waxaa goobta uu shirka ka socdo ku sugan Egooyinka shirka ka qeyb galaya iyo siyaasiyiin xildhibaano wasiiro horay xilal uga soo qabtay dowladuhii dalka soo maray .

aqrista yaasheena sharafta leh waxan idiin balanqaadeeynaa inaan idiin soo gudbindoono shirkaasi oo dhameystiran iyo qudbadaha laga soo jeediyo intaba iyagoo maqal iyo qoraal ah in sha allah

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

sawir-qaade wariye tawakal