{DAAWO MUQAALKA} Munasabad Lagu Qabtay Canada Oo Taageerayay Shirka Reer Hiiraan Ee B,weyne Ka socdo

0
284

kulankan ayaa waxaa lagu taageerayay shirka dib u heshiisiinta iyo aayo katalinta gobolka hiiraan waxana kulanka uu ka dhacay dalka canada

kulankan ayaa waxaa ka soqeyb galay siyaasiyiin iyo wax garad aqoonyahano iyo ma suliyiin horay xillal uga so qabtay dowladihii dalka soomaray

muqaalka qudbadihii oo dhameystiran hoos ka Daawo