{DAAWO MUQAALKA } Wasarada Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Si Buuxada U Tageeratay Shirka Baladweyne

0
220

Wasarada Arimaha gudaha iyo federaalka Si Buuxada U Tageeratay Shirka dib uu heshisiinta Iyo Aayo Ka Talinta Ee Ka Socoonaaya Baladweyne Ee Xaruunta Gobalka Hiiraan

Madaxa waaxda dib-u-hishiisiinta wasaarrada arrimaha gudaha Daahir Warsame Fiidoow [Aareey] oo wafdiga qeyb ka ahaa ayaa hadal uu ka jeediyay madasha shirka, waxaa uu ku sheegay in wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka si dhaw ula socto shirka, isaga oo intaa raaciyay in waajibaadka wasaarrada saaran uu yahay ka qeyb-galka shirarka noocaan oo kale ah meel kasta oo ay ka socdaan.

“Shirka waa shir dib-u-hishiisiin ah, waa shir wadd -tashi, waa shir aynu bogaadineynno annaga waajibkeenu waxaa uu yahay mar walba ka qeyb-gallka shirka noocan oo kale ah, ayuu yiri Daahir Warsame Fiidoow.
DAAWO MUQAALKA

 

[youtube http://www.youtube.com/watch?v=iNgdLCBxZWI]