DAAWO SAWIRADA;-B/weyne”Arday Soo Dhameysatay Barashada Xirfadaha Kala Duwan

0
399

In kabadan Shan iyo Toban arday oo soo dhameystay Barashada Xirfadaha kala duwan ayaa Xaflad soo dhaweyn ah loogu sameyay Icholka Hoose Dhexe Ixsaan ee ku yaala Xaafada B/weyn ee Magaalada B/weyne.

Maamulaha Ischolka dhexe hoose ee al.ixsaan ayaa shegay inuu ku farax san yahay Ardada soo dhameystay Barashada Xirfadaha kala duwan oo ay soo barten Ardadaani waxana uu shegay in Ardadaan ay noqonayaan Talaabadii ugu horeysay uu qaaday ischoolka.

Qaar kamid ah waalidiintii iyo marti sharaftii ka qeyb gashay Xaflada ayaa shegay iney kaga mahad celinayaan Macalimiinta iyo Maamulka Ischolka.

Ardada soo dhameysatay Barashada Xirfadaha isugu jira Korontada dhismaha Harqaanka ayaa kaga mahad celiyay Waalidiintoda iyo Macalimiinta Ischolka Hoose dhexe ee Al.ixsaan ee Magaalada B/weyne.

Waa Markii ugu horeysay ee arday soo dhameysatay Barashada xirfadaha kala duwan oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameyo Magaalada B/weyne barata.

{Qore}Cabdi Axmed Xusen

Sawirada Ardada (1) Sawirada Ardada (10) Sawirada Ardada (8) Sawirada Ardada (7) Sawirada Ardada (6) Sawirada Ardada (5) Sawirada Ardada (4) Sawirada Ardada (3) Sawirada Ardada (2) Sawirada Ardada (9)

{Sawir} qaade C/laahi Samiir