{DAAWO SAWIRADA} Daacish Oo Ku Dhaqaaqday Fal Aan Horay Looga Baran

0
411

Ururka Daacish ee ka dagaalama Wadamada Syria iyo Ciraaq ayaa maanta soo bandhigtay Sawiro ay ka qaadeen Maxbiis u xirnaa oo ay ku amreen inay qotaan qabrigii lagu aasi lahaa.

Maxaabiistaani ayaa waxa ay ka tirsanaayen Ciidamada Suuriya kuwaas oo ay ku Amreen inay qotaan qabriyadii lagu Aasi lahaaka hor inta aan ladilin, waxa ayna Ciidamadaasi ku xukuman yihiin dil.

Dadka Maxaabiista ah ayaa la arkayay iyagoo gashan Dharka Oranjaha ee Kooxda Daacish u galiso dadka ay dilayso, waxaana Sawirrada iyo Muuqaalka la baahiyay ay walwal ku abuureen dadka Reer Suuriya oo la yaaban Dagaalka iyo Nacaybka ku jira Kooxda Daacish.

Daacish Daacish.2jpg Daacish.1jpg