{DAAWO SAWIRADA} Guddoomiyaha Gobolka Bay Oo La Kulmey Mas,uuliyiin Katirsan Dowladda Turkey

0
347

Guddomiyaha Gobolka Bay Abdi Adan Hoosow ayaa waxaa uu la kulmey madax ka tirsan Dowladda Turkey, madaxdaasoo ay ka wada hadleen sidii loo hormarin lahaa howlaha gobolka Baay.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu la kulmey xoghaya guud ee Ururka bisha cas ee waddankan Turkey Ms Aysegul GENC iyo ku xigeenka hey’addaasi Md Mintez Simsek kuwaasi oo sheegeyey in ay wax badan la qaban doonaan Maamulka Gobolka Baay ee uu gudoomiyaha ka yahay Mr Hoosow.

Guddoomiyaha ayaa waxaa la guddoonsiiyey haddiyad uu guddoonsiiyey Md Mintez Simsek taasi oo loogu talo galey Hoosow Governatooraha Gobolka Bay.

gudoomiyaha gobalka bay oo la kulmay madaxda dalka turkiga (1) gudoomiyaha gobalka bay oo la kulmay madaxda dalka turkiga (2) gudoomiyaha gobalka bay oo la kulmay madaxda dalka turkiga (3) gudoomiyaha gobalka bay oo la kulmay madaxda dalka turkiga (4) gudoomiyaha gobalka bay oo la kulmay madaxda dalka turkiga (5) gudoomiyaha gobalka bay oo la kulmay madaxda dalka turkiga (6) gudoomiyaha gobalka bay oo la kulmay madaxda dalka turkiga (7)