{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Puntland Oo Boqday Ciidamada Bada…

0
332

Ciidanka Badda Puntland ayaa Xaruntooda ugu wayn waxay ku taaladaa Duleedka weyn ee Magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxa ku boqday Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa Booqday Xarunta Ciidanka waxaana hlkaasi Madaxwaynaha oo la hadlay Ciidamada uu shegay in loo Baahan yahay ilaalinta Xebaha Puntland.

Waxa halkan u jogtaan oo mar walbo usoo jedaan ayaa waxa ay tahay ilaalinta Xebaha badeena waxana la idiin kaga Baahan yahay in aad ilaalisaan Bada’Waxa idiin kugu Imid in aan ogaada mar xalada aad ku shaqeysaan’Sidaasi waxa yiri Madaxweynaha Puntland C.wali Gaas.

Ciidamada Badda Puntland ayaa lagu tilmaamaa ciidamada ugu awooda badan kuwa Puntland ka jira waxana ay ciidankii La Dagaalamen Koxihii Burcad Badeeda Soomaalida.

IMG_4661 IMG_4674 IMG_4690 IMG_4696 IMG_4697 IMG_4708 IMG_4709 IMG_4711 IMG_4717 IMG_4722