{DAAWO SAWIRADA} Mid ka mid ah Wadooyinka dunida ugu khatarta badan Wadanka Ay Kutaal

0
378

Dalka Shiinaha (China) gaar ahaan gobolka Shanxi, waxaa ku yaala buuro aad u waaweyn oo loo yaqaan ‘Taihang Mountains’ oo ay adag tahay in jidad fiican oo gawaarida iyo dadka maraan laga dhiso. Waxaa halkaas ku yaal hal wado oo kaliya oo ka mid ah kuwa ugu khatarsan dunida.