{DAAWO SAWIRADA} Roobaab Sameen Ku Yeshay Isu Socoodka Dadka Iyo Gadiidka Oo Ka Da.Ay Saka Magalada Muqdisho.

0
287

Roob lagu diirsaday ayaa Saaka ka da’ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,waxaana sidoo kale Roobku uu Saameyn ku yeeshay Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool duleeydka magalada muqdisho ee casimadda dalka soomaalia.

Sameeynta uguu badan ayoow roobaabka xoogaan ee ka da.ay magalada muqdisho saka uu ku yeshay Qoysaska soo barakacay waxana qoysaaskaas oo saxafada lahadlay qarkood aay shegeeyn in aaysan haysan meel aay Gabaad sadaan,maadaama aay ku nool yihiin guuryo ka sameeysan cooshaddo.

Sidoo kale Barakacayaasha ayaa Codsaday in Gargaar Deg deg ah loo fidiyo si wax loogu qabto

Waxana roobaabka saka ka da.ay magalada muqdisho uu hakad galiyay isu socoodka dadka iyo gadiidka ee magalada muqdisho ee casimada soomaalia.

roobaab1 roobaab2