{DAAWO SAWIRADA} Tartan Kubada Cagta Oo Lagu Taagerayay Shirka Dib Uheshiisiinta G.hiiraan Oo Manta Baladweyne Ka furmay

0
324

Tartankan ayaa Lagu Tagerayaa Shirka dib u heshiisiinta iyo aayo katalinta gobolka hiiraan waxana so qaban qaabiyay Ururka dhalinyarada gobolka hiiraan,iyo ururka dhalinyarada ee gargaar ee kadhisan dhamaan wadamada yurub,iyo ururka somali youth change oo kadhisan wadanka Denmark

Tartankan Lagu taageerayo shirka dib u heshiisiinta gobolka hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay Garoonka Baladweyn Fine Center Waxana ku Tartamayay Ciyaartooyda Cuslaatay Iyo kuwii Horre Oo loqeybiyay Dhowr qeybood Waxana ay kala matalayaan Xafadaha Ay Magalada Ka kooban Tahay

Furitaanka Tartanka Manta Ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Olanpickada Gobolka hiiraan Cabdi Kariin Xasan cabdule Qalaad {yaniyaani } Iyo Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulaahi Buraale Raaxeeye Iyo Kuxigeenkiisa

Kulankii Ugu Horeyay Waxaa u manta dhaxmaray kaaxoha jilib Culsaka ee xadahada Holwadaag Iyo Xawataako Ee Magalada Baladweyne waxana Kulankii Manta Ay ku so dhamatay 4-3 oo Guusha Raacday Xulka Kubada Cagta Ee Xawa taako

Dhinacyadii Kala matalaayay kooxahii manta Tartamay ayaa waxaa ay so dhaweyeen dadka isku howlay in ay qabtaan tartankan qiimaha badan ugu fadhiyo bulshada Reer Hiiraan

 

Dahir Hussein Yusuf, Hiiraan Weyn

daahirshell3@gmail.com

Beledweyne, Somalia

tartanka Kubada cagta  (1) tartanka Kubada cagta  (2) tartanka Kubada cagta  (3) tartanka Kubada cagta  (4) tartanka Kubada cagta  (5) tartanka Kubada cagta  (6) tartanka Kubada cagta  (7) tartanka Kubada cagta  (8) tartanka Kubada cagta  (9) tartanka Kubada cagta  (10) tartanka Kubada cagta  (11) tartanka Kubada cagta  (12) tartanka Kubada cagta  (13) tartanka Kubada cagta  (14) tartanka Kubada cagta  (15) tartanka Kubada cagta  (16) tartanka Kubada cagta  (17) tartanka Kubada cagta  (18) tartanka Kubada cagta  (19) tartanka Kubada cagta  (20) tartanka Kubada cagta  (21) tartanka Kubada cagta  (22) tartanka Kubada cagta  (23) tartanka Kubada cagta  (24) tartanka Kubada cagta  (25) tartanka Kubada cagta  (26) tartanka Kubada cagta  (27) tartanka Kubada cagta  (28) tartanka Kubada cagta  (29) tartanka Kubada cagta  (30) tartanka Kubada cagta  (31) tartanka Kubada cagta  (32)
Sadaq Cumar Carte {Coonka }
Radio Hiiraanweyn Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here