{DAAWO SAWIRADA} Wasarada Arimaha Gudaha Iyo Fadaraalka Soomaaliya Oo Taagertay Shirka Ka Soconaya B/weyne

0
280

Wasarada Arimaha Gudaha Iyo federaalka xubno matalaa oo malmahii danbe kusugnaa magalada baladweyne ayaa waxaa ay shegeen in shirkan u yahay midkii ugu wanagsanaa ee Hiiraan lagu qabto tan iyo markii ay dhacday dowladii dhaxe ee soomaaliya

Agaasiimaha waaxda dib u Heshiisinta wasarada ariimaha guudaha iyo federalka   Daahir Warsame Fiidoow. Ayaa kulamo uu la qatay beellaha ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta Iyo Aayo Katalinta Gobolka Hiiraan ka dhageysatay waxbixino laxiriiro dib u heshii iyo nabada Gobolka Hiiraan intii u baladweyne jogay waxana u shegay in shirka ay taageersanyihiin hadii ay yihiin wasarada arimaha gudaha iyo Federaalka soomaaliya

Sido kale agaasiimaha waaaxda dib u heshisiinta wasarada ariimaha guudaha Daahir warsame fiidwo. ayaa sheegay in ka wasarada ahaan ay kalin ka qadanayan xalinta colada Kajiro Guud ahaan Gobolka

Ugu Danbeyntii Agaasimaha waaxda dib u heshiisiinta Wasarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa shegay In dhawaan Ay Baladweyne sogaari Doonaan Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Soomaaliya iyo Xubnakale Oo u kamid yahay Wasiirka amniga Gudaha

Guudoomiyaha guddiga loo xil saray xalinta colada   ka tagan   deeganka deefow nabadoon cabdiwaha axmed ayaa sheegay in rajo wanagsan ay aka qaban xalinta colada deeganka deefow.cod

Gabagabadii ku siimaha guudaha gobolka Hiiraan. Ahna gudoomiye ku xigeenka gobolka Sheikh xuseen cismaan cali ayaa sheegay in dadka reer hiiraan ay ka tashanayan aayahood islamarkana wixii ka sobaxo shirkan ay noqon doonaan kuwa musaqbalka hiiraan lagu maamulidoono

shirma gobolka hiiraan  (1) shirma gobolka hiiraan  (2) shirma gobolka hiiraan  (3) shirma gobolka hiiraan  (4) shirma gobolka hiiraan  (5) shirma gobolka hiiraan  (6) shirma gobolka hiiraan  (7) shirma gobolka hiiraan  (8) shirma gobolka hiiraan  (9) shirma gobolka hiiraan  (11) shirma gobolka hiiraan  (12) shirma gobolka hiiraan  (13) shirma gobolka hiiraan  (14) shirma gobolka hiiraan  (15) shirma gobolka hiiraan  (16) shirma gobolka hiiraan  (17) shirma gobolka hiiraan  (18) shirma gobolka hiiraan  (19) shirma gobolka hiiraan  (20) shirma gobolka hiiraan  (21) shirma gobolka hiiraan  (22) shirma gobolka hiiraan  (23) shirma gobolka hiiraan  (24)