{DAAWO SAWIRADA}Wajigii Labaad Ee Tababarka Wacyi Gilinta Bulshada Garoonka Kubadda Cagta Ee Degmada Beledweyne

0
336

furitanka  tababarka  wajiga  labaad  ayaa wax ka qeyb galay  masuuliyin ka tirsan maamulka Degmada Baladweyne.madaxda hay’ada HEY,ADA SFH  iyo  qeybaha kala duwan ee bulshada Beledweyne .
Duqa Degmada Baladweyne   Cumar  Aadan Ibraahim {Cumar Baadiyow} ayaa si rami ah uu furmay  wajiga labaad tababar looga hadlayay  sidii bulshada loogu wacyi galin lahaa sida aay isaga xilsaari lahayeen masuuliyada garoonka kubada cagta ah ee dhismahiisa uu ka socdo Magalada Beledweyne ayaa waxa uu tilmaamay in aay dhibaato ku heyso garoon la,aanta  ka jirta Degmada Beledweyne aay  kabaxayaan hadii aay masuuliyad iska saaraan dhamaan bulshada Beledweyne .
Madaxa ha’yada SFH ee Gobolka Hiiraan  Cabdiwahab Abuurka Xasan ayaa ka warmay ujeedka laga leeyaha siminaarkan waxana uu sheegay in tababarkan uu yahay kii labaad ee aay fuliso hey,ada SFH waxana uu ku tilmaamay ujeedka tababarkan ku wacyi gilinta bulshada beledweyn in laga dhaadhiciyo dadweynaha sidii milkiyada garoonka aay isaga xilsaari lahaayeen, waxana uu sheegay in aay ka rajeeynayaan in uu guul kusoo dhamaado isla markaana aayka  filayaan la tababarayaasha in aay gudbiyaan fariinta loo dhiibay ee wacyi gilinta.
tababarkan maanta ka furmay magaalada baladweyne ayaa  waxaa ka qeyb galayay 2o qof oo laga soo xulay  dhamaan xaafadaha kala duwan ee beledweyne waxana uu noqonayaa siminaarkan  kii labaad oo ha’yada SFH ay u  qabto qeybaha  Bulshada ku nool Magalada Baladweyne islamarakana looga hadlay siidii bulshada loogu wacsyi galin laha in ay ilashtan  garoonka kubada cagta ee magalada beledweyne.

IMG_0110 IMG_0093 ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????