{DAAWO SAWIRADDA} War Murtiyeed Laga Soo Saray Shirka Wadatashiga Ee Mal Mahaan Kasoconayay Magalada Garoowe Ee Mamuulka Puntland,

0
213

Waxaa lasoo gabagabeeyay shirka wadatashiga ee dowladda Federaalka iyo maamul gobaleedyada, kaasi oo wejigiisa Labaad ka soconayay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal.

Shirkaan oo maalin kahor ka bilawday magaalada Garoowe ayaa heerar kala duwan soo maray, waxaana jirtay qodobo keenay in gudiyadii wada shirsanaa ay kulanka ku kala kacaan, inkastoo waxyaabihii la’isku fahmi waayay loo gudbiyay madaxda sare, kaasi oo go’aan laga soo saaray.

markii uu kulanka dhamaaday ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed, iyadoo saxaafadda ay la hadleen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Sheekh Axmed, Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe iyo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

afayeynka madaxweynaha daa.uud aweeys ayaa saxafadda uu aqriyay warmurtiyeedka manta kaso baxay shirka wadatashiga ah ee garoowe lagu soo gaba gabeyay,

1-

2-1
 

G5 G2 G1 G3 G4