{DAAWO SAWIRADDA} Waxaa Meel Wanaagsan Marayaa Tartanka Kubada Cagta Ee Lagu Taageeraayo Shirka Dib Uheshiisiinta Gobolka Hiiraan.

0
409

Tartanka kubada cagta ee ka socdo garoonka beledweeyne fidne center ee magalada baladweyne islamarkana lagu Taageeraayo shirka dib u heshiisiinta iyo aayo katalinta Gobolka ayaa Manta Lacayaray lugtii 3 aad ee tartanka waxana manta kulamay xafadaha bundaweeyn iyo kooshin.

Labadda koxood ayaa waxaa aay ciyareeyn ciyaar xiiso badneeyd iyaddo ciyartana aay dawanayeeyn dad weeyne aad uu faro badnaa kuwa oo la dhacsana sidda loo ciyarayay.

Daqiqadahi loogu tallo galay ciyaarta ayaa waxaa aay kuso idlatay bar baro 2 iyo 2 ah waxana sidda sharciga ah laguda galay rigorayaal sii labadda koxood aay uu kala haraan madama aay ciyaaruy tahay mid nag awd ah rigorayashaas ayaa waxaa aay kuso idlatay 5 iyo 4 oo aay guusha ku racday kooxddi kasocotay xafada buundaweeyn gar ahaan isbartibo sidaas ayaana afka ciida loo daray kooxddi ka socotay xafadda kooshiin.

Tartanka ayaa ku socdda sii habsami leh waxana tartankan soo qaban qabiyay uruurka dhalinyaradda ee gobalka hiiraan oo kashanayaa qurbo joogta gobalka hiiraan iyaddo bahdda sports ka gobalka hiiraan aay sii weeyn uu soo dhaweyeeyn tartankan ciyaaraha ee lagu tageraayo shirka dib uu heshisiinta iyo aayo ka talinta gobalka hiiraan.

kulanka ciyaraha  (19) kulanka ciyaraha  (18) kulanka ciyaraha  (17) kulanka ciyaraha  (16) kulanka ciyaraha  (15)  kulanka ciyaraha  (13) kulanka ciyaraha  (12) kulanka ciyaraha  (11) kulanka ciyaraha  (6) kulanka ciyaraha  (7) kulanka ciyaraha  (8) kulanka ciyaraha  (9) kulanka ciyaraha  (10) kulanka ciyaraha  (5) kulanka ciyaraha  (4) kulanka ciyaraha  (3) kulanka ciyaraha  (2) kulanka ciyaraha  (1)