{DAAWO SAWIRADDA} Xilibano Ka Tirsan Dowlada Soomaalia Iyo Masuliyinta Mamuulka Gobalka Hiiraan Oo Manta Kormeray Xaruunta Xabsiga Dhaxe Ee Magalada Beledweeyne.

0
286

Xilibano ka tirsan mudanayaasha barlamaanka ee soomaalia masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan taliska booliska ee gobalka hiiraan masuliyinta degmada beledweeyne ayaa waxaa aay manta sii wadda jir ah uu gareeyn xaruunta xabsiga dhaxe ee ku yaal xafada bundaweeyn ee magalada beledweeyne halka oo aay ku xiran yihiin maxabiis ku edeeysan danbiyo kala duuwaan.

Xilibaan Aamiin xasan alloow oo ka mid ah mudanayaasha barlamaanka ee soomaalia dhawanahaana ku suugna magalada beledweeyne ayaa ka mid ahaa masuliyinti xilibanadda ahaa ee manta boqday xabsiga dhaxe sii uu uguu kur gallo xaladda maxabista ku xiran xabsiga dhaxe ee magalada beledweeyne.

Xilibanka iyo masuliyinti kale ee goormerka qeybta ka ahaa ayaa waxaa war bixin koobaan oo ku sabsan xalada xabsiga dhaxe halkaasi ku siyay sarakisha cidanka asluubta ee ku suugaan xabsiga dhaxe kuwa oo ka war bixiyay dhibatooyinka ka jira xabsiga iyo durufaha adaag ee aay ku shaqeyaan cidanka halkaasi ku suugaan.

Ku doomiye ku xigeeynka degmada beledweeyne ee dhinaca malyadda mudane bashir xuseen dhoore oo halkaasi ka hadlay ayaa shegay in loo bahan yahay in lagarab qabto cidanka asluubta ee ku suugaan xaruunta xabsiga dhaxe isago shegay in maxabiis ku edeeysan dambiyo kala duuwaan aay xabsiga ku jiraan.

Uguu danbeynti ku simaha gudoomiyaha mamuulka gobalka hiiraan shikh xuseen cismaan cali oo ka mid ahaa masuliyinti manta xabsiga boqatay ayaa bogadiyay sarakisha xabsiga isago shegay in aay howllo adaag uu hayaan bulshada ku nool gobalka hiiraan aayna qeyb xoogaan ka qataan sugidda dhanka amaanka ee gobalka hiiraan.

Waa marki uguu horeysay oo xilibano iyo masuliyin kale aay boqdaan xaruunta xabsiga dhaxe ee magalada beledweeyne sii aay uu ogadaan xaladda maxabiista.

xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (1) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (2) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (3) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (4) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (5) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (6) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (7) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (8) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (9) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (10) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (11) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (12) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (13) xilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (14) Sxilibaano iyo masuliyin ka tirsan mamuulka gobalka hiiraan oo boqday xabsiga dhaxe (15)