{DAAWO VEDIO} Xilidhibaan Goodax; Mardanbe Gobolka Hiiraan Loga Arimin doono Magalada Muqdisho

0
285

Xildhibaan Cabdulaahi Goodaxbarre  oo katirsan mudanayaasha barlamaanka soomaaliya  ayaa shegay in mar danbe gobolka hiiraan loga arimin doonin magalada muqdisho ee caasimada soomaaliya  Waxana U sabab uga dhigay in dadka hiiraan ka sojeedo ay  aaya hooda ka tashdaan

Mr Goodax ayaa hadalkan ka shegay xili u ka qeyg galayay xuska munasabada 15 may oo lagu qabtay magalada baladweyne oo u mudooyinkii danbe joogay

Hadalka xildhibaan cabdulaahi godax ayaa waxaa u ku sobeegmayaa xili baladweyne  ay ka socoto shir dib u heshiisiin  iyo aayo katalinta gobolka hiiraan

barnaamijka gaar ah oo caawa marti ku yihiin radio hiiraanweyn (3)

Wariye Cali Cismaan kaskey

Radio Hiiraanweyn Baladweyne