Deg Deg Jon Kerry Oo Dhawacmay Kadib Marki……

0
268

Xogeyaha arimaha dibada ee dalka mareeynka Joon Kerry ayaa lagu soo waramaya in uu goor dhaaw dhawac may islamrkana uu galay shiil kadib marki uu la gadoomay baskil uu kaxeeysanayay isago marayay dhuul buraleey ah

Afayeen uu hadlay xoogeyaha wasirka arimaha dibada ayaa shegay in uu dhawaac fuduud soo gareey xogeye jon Kerry

Waxii waraar ah oo kuso kordha dhawaca Kerry waxaad kala socoon doontan radio hiiraanweyn ee magalada beledweeyne.