{DHAGEYSO} Baarlamaanka Soomaaliya Oo Su’aalo Weydiyay Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Soomaaliya

0
365

Guddiyada Joogtadaa ee Baarlamanaka Soomaaliaya  ayaa wada Qorshe ay Su’aalo ku weydiinayaan qaar kamid ah Wasiirada Xukumadda Soomaaliya oo shaqeyneysa in kabadan Sadax bilod.

Guddoomiyaha Guddiga  Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Saciid Maxamed Cali  oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay  in ilaa iyo Lix Wasir ay Su’aalo weydiiyeen islamarkaana ay wax ka weydiyeen Arrimaha  Wasaaradahooda.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed oo ku aadan in Waxii Su’aalo ah ay Golaha Shacabka soo weydiiyaan si Guddiyada ay u weydiiyaan  Wasiiradda Xukumadda.

Halka Hoose ka Dhageyso;-