{DHAGEYSO} Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa AMISOM Oo Lawareegay Degaanka Buurweyn

0
324

Wararka nagasoo gaaraya deegaanka buurweeyn oo qayaastii 28km dhanka Koonfur kaga began degmada Buula Burde ee goballka Hiiraan ayaa kuwaramaya in ciidamada dowllada soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ee Amisom oo is garabsanaya aay lawareegeen deegaanka Buurweyn oo aay gacanta kuhaayeen ciidamo taabacsan Al-Shabab .

mid ka mid ah sarakisha cidanka dowlada soomaalia ee g/balka hiiraan oo howlgalka ka qeyb qadanayaa ayaa hiranweyn uu xaqijiyay lawaregitaanka aay ciidanka lawaregeeyn buurweeyn,voce

ma jiraan wax war ah oo ka soobaxay dhanka Al-shabab oo ku Aadan lawareegi taanka deegaanka Buurweeyn waxuuna howlagan imaanayaa xili maal mahaan aay ciidanka dowlada federaalaka soomaaliya ee degmada buula burte aay sameeynayeen howlgallo aay kula wareegayeen deegana hoos yimada degmada buula burte ee xarunta labaad ee gobolka hiiraan.