{DHAGEYSO} Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Qansax Dhere Ee Gobolka Bay

0
394

Wararka Laga helayo Degmada Qansax-dheere ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku Dhinac ah iyo Al-shabaab uu ka dhacay Degmadaasi.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-shabaab ay Weerar gaadmo ah ku qaadeen Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya fariisin ay ku lahaa yen duledka degmadaasi.

Xasan Xuseen Maxamed Wasiirka Hubka dhigista iyo Dhaqan Celista ahna Kusimaha wasiirka Amniga ayaa warbaahinta kaga warbixiyay Dagaalka ay ciidamada dowlada iyo amisom ay la galen Al.shabaab.

Al.shabaab ayaa wali ka hadlin dagaalkii xalay ka dhacay degmada qansax dheere ee gobolka bay oo u dhaxeyay ciidamada Dowlada soomaaliya ee garabka military ka helayay kuwa Amisom iyo Al.shabaab.

Halka Hoose ka Dhageyso;-