{DHAGEYSO} Faah Faahin Dheraad ah Oo Ka Soo Baxeyso Dagaal Ka Dhacay Degaanka Ceel’bacaad Ee G/Hiiraan

0
245

Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal ka dhacay Degaanka Ceel’bacaad ee hosyimaada Degmada Bulo’burde ee gobolka hiiraan.

Sargaal katirsan ciidamada dowlada oo aan Qadka talefanka kula xiriirnay ayaa shegay in dagaalka oo u dhaxeyay ciidamada dowlada oo garab ka helaya Kuwa AMISOM Iyo Al.shabaab ay ku dilen in kabadan Lix dagaal yahan oo ka tirsan Shabaab.

Halkan Hoose ka dhageysi Codka.