{DHAGEYSO} Goodax Bare Shirka Baladweyne Waa Mid Loo Dhan Yahay…

0
291

Wasiirkii Hore ee wasaarada Arimaha gudaha iyo fadaraalka ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka soomaaliya C/laahi Goodax Bare oo ka hadlayay Arimaha maamul usameynta Gobolada Dalka ayaa waxa wax laga weydiiyay Shirka Dib u heshiisinta ee ka soconaya Magaalada B/weyne.

Mudane C/laahi Goodax bare oo la weydiiyay in ay jiraan Belo kamaqan Shirka Dib u heshiisinta ee ka Soconaya B.weyne iyo inkale ayaa shegay in shirka uu yahay mid ay ka soo qeyb galen dhamaan Belaha Dega Gobolka Hiiraan Marka Laga Rebo Halbel sida Uu shegay Mr’Goodax,

Xildhibaan Goodax bare ahna Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha gudaha iyo Fadaraalka ayaa Hadalkan ka shegay Barnaamij ka baxayay Tv-Universal kaa uu marti ku ahaa.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.