{DHAGEYSO} R/wasaaraha Soomaaliya Oo Furay Wajigii Labaad Ee Shirka Ka Socda Cadaado

0
234

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo manta Gaaray Magaalada Cadaado ee uu ka soconaya Shirka Maamul Usameynta Gobolada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud ayaa si rasmi ah u furay Wajiga labaad ee shirka.

Cumar cabdi Rashiid R/wasaaraha Soomaaliya waxa uu Bogaadiyaya shirk aka soconaya Magaalada Cadaado waxana uu ugu baaqay dhamaan ergada ka qeyb galeysa shirka iney ku dadaalaan sidii ay u dhisi lahaayen Maamul ay u dhan yihiin Dadka dega Gobolada Dhexe.

Amaanka Magaalada Cadaado ayaa maanta si weyn loo adkeeyay, waxaana Waddooyinka la dhigay ciidammo isugu jira booliis, nabadsugid iyo ciidamada AMISOM si ay u sugaan ammaanka ra’iisul waasaraha iyo amnigiisa.

Halkan hoose ka Dhageyso.