{DHAGEYSO} Wasiirka Difaaca Soomaaliya”Isku Dhafka Ciidamada Dowlada Waa Nabada Soomaaliya

0
257

Wasiirka Wasaarada Gashaan Dhiga Xukuumada Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ka hadlay Isku dhafka Ciidamada Maamul Gobaledyada Soomaaliya Waxana uu Wasiirku shegay in Ciidamaadasi ay ka shaqeyn Doonaan Nabada Dalka Soomaaliya.

Jen’C.qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la weydiiyay ujedka Ciidamadaasi ayaa shegay in ciidamaasi aysan jirin cid la doonayo in lagu dhibaateyo ama wax loogu geysto.

Hadlka Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa yimid xili Soomaaliland ay siyaaba kala duwan ugu hadashay Isku dhafka Ciidamada Soomaaliya.

Halka Hoose Ka Dhageyso.