{DHAGEYSO} Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Loogu Baaqay In ay Dib u Egis Ku Sameyaan Faderaalka.

0
297

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loogu baaqay in ay dib u eegis ku sameeyaan Qodobo uu kamid yahay Nidaamka Federaalka ee laga hirgalinayo Dalka soomaaliya.

Ugaas Maxamed oo kamid ah Waxgaradka Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa Baarlamaanka Soomaaliya ka dalbaday in wax laga badalo Federaalka .

Waxana uu Xusay Ugaas Maxamed in Fadaraalka uu Dalka Soomaaliya Dhib iyo Khilaaf u horseeday tan iyo Markii uu qaatay Dalka Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso;-