Kooxo Hubeysan Oo Xalay Imaan Masjiid Ku Dhawacay Magalada Beledweeyne

0
253

Kooxahan hubeysan ayaa dhawac waxaa aay uu geysteeyn macalin imaan ka ahaa masajiid ku yaal xafadda kooshin ee magalada beledweeyne waxana aay koxahan hubeysan aay wadaadka dhawac uu geysteyn isago kaso baxay masajidka saladdi ciisho,

Goob jogayaal ayaa Radio Hiranweyn uu xaqijiyay in aay maqlayeeyn dhowr xabadood oo rasaas ah kadibna aay durbo maqleeyn In Imaamki masjidka lanta radeerka ee xafadda kooshin in aay dhawaceeyn kooxo hubeeysan iyago durbo goobta isaga baxsaday,

Imaamka oo dhawaac ahaan looso qaday isbitaalka guud ee magalada beledweeyne ayaa hadda xaladisa cafimaad waxaa aay tahay mid soo hagagaysa oo wanaagsan sidda aay hiranweyn uu xaqijiyeeyn mid ka mid ah dhaqatirta isbitalka guud ee beledweeyne,

Beegsiga lagu haayo wadaada ayaa mudooyinkan dambe kuso kordheysay g/bollo badan oo ka mid ah dalka soomaalia waxana dhawaca wadaadkaas uu imanayaa xilli goor sii horaysay magalada beledweeyne lagu dilay shikh tabliiq ahaa oo caan ka ahaa magalada beledweeyne kaas oo kooxo hubeysan aay xiligaaS ku dileeyn xafadda xaawo taako gar ahaan lanta nuur xawaad,

Ma jirto illaa iyo iminka talabo wax ku oll ah oo aay qadeeyn mamuulka g/balka hiiraan oo ku addan dilaalka qorsheysan ee kuso kordhaya magalada beledweeyne,