{DHAGEYSO} Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Garay Degmada Xudur Sii Aay Ugu Kuur Galaan Xaaladaha Ka Jira Degmadaasi,

0
221

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sugan degmada Xudur ee gobalka Bakool, kuwaasi oo u kuur galaya xaaladda Bini’aadanimo ee halkaasi ka taagan iyo inta ay la egtahay.

Xidhibaan Cumar Cali oo ka mid ah mudanayaashan barlamaan ah ee soomaalia ayaa u sheegay hiiraanwey in kulamo ay la qaateen maamulka degmadaasi iyo saraakiisha ciidanka, si marka hore ay wax uga ogaadaana xaaladda amni ee degmadaasi ka jirta,

halkan hoose ka dhageyso coodka xilibaanka oo dhameystiraan,