{DAAWO MUQAALKA} Abwaanka Dhicisoow Oo Sosaray Sugaan Ku Qiiragilineyso

0
420

Abwaan Maxamed Cilmi Dhicisoow oo kamid ah abwanada soomaaliyeed ayaa sameyay sugaantan aadka u qiimaha badan Islamarkana ku qiira gilineyso marka aad daawato.

Maxamed Cilmi dhicisow  waa Abwaan Da yar waxana u so jitay indhaha umada soomaaliyeed kadib  Markii u sameyay  sugaanta  Qiimo  U leh Umada Soomaaliyeed.

Abwanka ayaa Mudooyinkii danbe ku howlana so saarida suganta wadaniga ah waxa u horay u sameyay Heeso wadani ah iyo kuwa kahadlaa dhaqanka suuban ee soomaaliya iyo waliba Gabayo ka shekeynaa qiimaha wadaniyada soomaalida.