{DAAWO MUQAALKA} Kulan Lagu Tageerayay Shirka Dib U heshiisiinta Ee Baladweyne Ka socdo Oo Nairobi Lagu Qabtay

0
229

Kulan lagu taageerayay Shirka Dib uhesheesiinta iyo Aaya katalinta reer hiiraan oo Nairobi Lagu Qabt kaas Oo Ay Kaqeyb Galeen Xilibaano Katirsan Barlamaanka soomaaliya  iyo Jaaliyada  Reer Nairobi  ee Dalka Kenya

                      HOOS KA DAAWO MUQAALKA OO DHAMEYSTIRAN 

Axmed Nuur Cali Maxamed

Radio Hiranweyn Magalada Nairobi