{DAAWO SAWIRADA} Muda Kordhin Lagu Sameyay Shirka Ka Soconaya Magaalada B/weyne

0
298

Shirka dib u heshiisinta iyo Aaya ka talinta Gobolka hiiraan ee Ka socday Magaalada B/weye ayaa lagu daray Muda 21’labaatan cisha ah kadib Markii loo baahday in lasii wado dib u heshiisiinta si ay u wada gaarta dhamaan Belaha Dega Gobolka.

Shirka manta oo ay goob jog ahaayen Maamulka Gobolka Hiiraan Xumna Kasocda Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Fadaraalka ayaa ugu Horeyn waxa ka hadlay Nabadoon Axmed C/lle Jimcaale Gudoomiyaha Gudiga shirka Dib u heshiisinta Belaha dega Gobolka Hiiraan.

Sidoo kale Waxa Gobtaasi ka hadlay Agasimaha Waaxda dib u heshiisinta Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Fadaraalka Daahir Warsame Fiidow waxana uu soo dhaweyay Mudada Lagu daray shirka Dib u heshiisinta eek a soconaya Baladweyne.

Ugu Dambeyn Waxa Madashaasi ka hadlay Kusimaha Gudoomiyaha Gudoomiyaha Gobolka ahna Gudoomiye ku xigenka Gobolka ee Arimaha Bulshada Sheekh Xuseen Cismaan Cali isagoo furay Mudada Lagu Daray Shirka.

Shirka oo lagu daray kow iyo labaatan maalin ah ayaa lagu wadaa in ay ka soo qeyb galaan madaxda dowlada soomaaliya oo shaaciyay in ay ka soo qeyb gali donaan Shirka dib u heshiisinta Belaha Dega Gobolka.

shirma gobolka hiiraan  (17)  shirma gobolka hiiraan  (11) shirma gobolka hiiraan  (1)      shirma gobolka hiiraan  (18)   shirma gobolka hiiraan  (3)shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (11) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (10) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (9) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (8) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (7) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (6) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (5) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (4) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (3) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (2) shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (1)