{DAAWO SAWIRADA} Munaasabada Lagu Daahfurayay Tartanka Bisha Ramadaan Ee Radio Hiranweyn Oo Lagu Qabtay Beledweyne

0
405

Munaasabada lagu daah furayo  tartanka  bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay iska kashanayan warbaahin hiiraanweyn iyo ururka horumarinta  arday gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baladweyne.

munaasabada ayaa wax ka qeyb galay maamulka Hiiraan madax  warbaahinta Hiiraanweyn xubno ka socda ururka horumarinta   arday gobolka ururka dhalinyarada   bahada waxbarashada  qarka mid ah  tarmasha  xaafadah magaalada iyo marti sharaf kale.

madaxa  warbaahinta Hiiraanweyn maxamed cismaan makaraan ayaa sheegay  in u jeedka ka dambeysay taranka in la qabto ay tahay  fiikir ka timid aqoonyadan gobolka Hiiraan waxana uu tilmaamay in tartankan faaido u yahay bulshada beldedweyne.

qarka mid ah dadkii ka qeyb galay munaasabada ayaa sheegay in tartanka ay iska kashanayan warbaahinta Hiiraanweyn iyo ururka  horumarinta   arday gobolka Hiiraan ay wax badan ka tareyso is dhaxgalka bulshada ee beledweyne.

qarka mid ah  tarmayasha xaafadaha magaalada Baladweyne ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in ay ka qeyb galan  taranka waxana aay sheegeen in ay kaalintooda ka qaadan doonaan.

ku simaha guudoomiyaha gobolka Hiiraan  ahna gudoomiye ku xigeenka gobolka ee dhanka arimaha bulshada Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo ka qeyb galay munaasabada ayaa sheegay in ay ka maamul ahaan ay  kaalintooda ka qadan doonaan tartankan ay iska kashanayan  warbaahinta Hiiraanweyn iyo ururka  horumarinta arday gobolka islamarkaana si rasmi ah u furay tartancilmiyeedka bisha barakeysan ee ramadaan.

tartanka ugu horeya  ee  ay qabaneyso warbaahinta Hiiraanweyn ayaa waxa food is daraya xaafadaha  kooshin A iyo  xaawo taako A. oo iyaga lagu furidoono tartanka

 

IMG_0076 IMG_0075 IMG_0074 IMG_0068 IMG_0067 IMG_0057 IMG_0061 IMG_0062 IMG_0063 IMG_0066 IMG_0052 IMG_0053 IMG_0054 IMG_0055 IMG_0056 IMG_0051 IMG_0050 IMG_0044 IMG_0043 IMG_0041 IMG_0036 IMG_0037 IMG_0038 IMG_0039 IMG_0040 IMG_0030 IMG_0031 IMG_0032 IMG_0033 IMG_0034 IMG_0028 IMG_0027 IMG_0024 IMG_0023 IMG_0022 IMG_0015 IMG_0016 IMG_0017 IMG_0020 IMG_0021 IMG_0014 IMG_0013 IMG_0012 IMG_0011 IMG_0010 IMG_0003 IMG_0004 IMG_0005 IMG_0008 IMG_0009 IMG_0002

 

MAXAMED CABDI SANEEY 

RADIO HIIRAANWEYN BELEDWEYNE