{DHAGEYSO} Barnamij Lagu Faqidaayo Tartan Aqoonedka Bisha Ramadaan Oo Aay Qabaneyso Idacada Hiiraanweyn Ee Magalada Beledweeyne.

0
233

Barnamijkan oo ah barnamij lagu faqidaayo tartan aqooneydka bisha barakeysan ee Ramadaan oo sanaadki sadaxaad aay soo qaban qabisay idacada hiiraanweyn isalamrkana bahineysa taas oo aay gacan ka geysteen uruurka waxbarashada ardayda ee gobalka hiiraan ee Hisda looso gabiyo

Tartanka ayaa loo qabanayaa dhamaan afarta xafadood ee aay ka kooban tahay magalada beledweeyne waxana xafad waliba ka imaan doona labo koox oo tartamayaal ah.

Barnamijkan waxaa idinla socood siinaya wariyahena Xuseen Cabdi Jimcaale {Diini}

Halkan Hoose Ka Dhageeyso.