{DHAGEYSO} Ergada Ka Qeyb Galeyso Shirka Cadaado Oo Bilaabay Ka Doodista Dasturka Maamulka G/Dhexe

0
237

Magaalada Cadaado oo u ka socda shirka maamul usameynta gobolada dhexe ee mudug iyo galagduud ayaa ergada ka qeyb galeysa shirkaasi waxa bilaaben in ay ka doodaan Dastuur uu yesho maamulka Gobolada dhexe ee haatan la hirgilinayo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.